Raga bidaarta leh ee kunool Soomaaliland oo xal loo helay (Daawo Sawirada)

Bidaarta oo siyaabo kala duwan u gasha raga iyo dumar ayaa dhibaato xoogan waxa ay ku heysay dhalinyarada, waxa ayna taasi keentay in dadka qaar dibadda u aadaan sidii bidaarta gashay xal loogu heli lahaa looguna beeri lahaa timo cusub. Inta badan raga Soomaaliyeed ee dhibaatada xoogan ku qabay bidaarta ayaa u dhoofi jiray wadamo … Continue reading Raga bidaarta leh ee kunool Soomaaliland oo xal loo helay (Daawo Sawirada)